CAAWI DHIBBANAYAASHA DAMBIYADA

Haddii aad tahay dhibbane dambi, caawinaad ayaa kuu diyaara 24/7. Nalaga Soo Xiriir! 

Wixii xaalad gurmad deg-degga, wac 911. 


La helo 24ka saacadood, lagu soo diro khadka degdegga ee la heli karo ayadoo la waco 1-800-924-0556 meel kasta ee Wisconsin la joogo. Wac qadka deg-degga iyo/ama ballan ka qabso si ay ku dhacdo qaabilaadda latagshiga keliga ama midka kooxda. 

  • Dembiga uga sheekee bukaannada iyo dad raalli ka ah in ay ku dhegaystaan. 

  • Lala soo xariiro u doodahada bukaanka taageero ku siin kara, iyo xitaa in la raadiyo macluumaad ku saabsan nidaamka sharciga dembiyada, iyo meelo ilo kale lagala xariirayo. 

  • Qaad tallaabooyinka aad uga feejigananayso meelaha aad aaddo iyo amaankaaga. Kala shaqee u doodaha dhibbanaha si lagu dhiso qorshe nadabgalyo iyo/ama la xaraysto amar ammaan ah in laga helo dembiilaha.